Cavani.

Status
Not open for further replies.
so good bye dzeko?

i'm not even sure how we will find minutes for balo, kun, tevez and cavani
 
LoveCity said:
Forget agent91191, keep an eye on her: <a class="postlink" href="https://twitter.com/1rebs" onclick="window.open(this.href);return false;">https://twitter.com/1rebs</a> - does she really work for Sky?

Nope a former presenter on Radio Manchester and unfortunately a rag.
 
Rebecca Stephenson ‏@1rebs
Hmm, it may be that the story has been linked by someone who is trying to force a bid from #CFC who seem to be dallying #Cavani

There we go, quickly debunked.
 
Silva Service said:
Agent 153 has tweeted that Cavani terms will be a sticking point. Looks like the bid accepted might be true.

no it looks like agent 153 is laying the foundations for a complete u-turn on his previous tweets abuot him being a done deal

stop believing this guy.....he knows nothing.....even if cavani was to come here this guy knows nothing

through enough shit and some of it will eventually stick!!!!!!!!!!!!!!!!!
 
squirtyflower said:
LoveCity said:
Forget agent91191, keep an eye on her: <a class="postlink" href="https://twitter.com/1rebs" onclick="window.open(this.href);return false;">https://twitter.com/1rebs</a> - does she really work for Sky?
did you have to

she's a fucking rag

I don't care what she is, or who's been up her rusty sheriffs badge, as long as she's right!
 
not sure what this means I posted earlier but cant get a translation

Manchester City oo £80m ku dooneysa Edinson Cavani iyo Radamel Falcao oo ukala ciyaara Naponi iyo Atletico Madrid
Kooxda kubada Cagta Manchester City ayaa lagu soo warmayaa in weydiisatay in ay heshiis la saxiixato weeraryahanada kooxaha kubada cagta Naponi Edinson Cavani iyo Radamel Falcao oo u ciyaara Atletico Madrid.

Labada koox ee ay xidigahan dhanka weerarka ah u ciyaaraan waxa ay dalbadeen ugu yaraan 40-milyan oo lacagta Ingiriiska ah, laakiin kooxda Abu Dabi laga taageero ee Man City ayaa qorsheyneysa in ay dirto qaar ka mid ah weerar yahanadeeda Mushaarka faraha badan ka qaata.

Carlos Tevez, Edin Dzeko, Emmanuel Adebayor iyo Roque Santa Cruz ayay noqondoontaa in la iibin doono si kooxdu ay u hesho dhaqaalo ay ku soo iibsato labada weeraryahan ee Cavani iyo Falcao.

Kooxda Napoli ayaa sameyneysa halgan xoogan si ay u sii heysato xiga Uruguayan u dhashay ee Cavani kaddib markii ay ku guul dareysatay in ay u soo baxdo tartan Kooxaha kubada caqta qarada Yurub ee Champions League.

Laakiin 25-jirka ay weerarka iski lamaanshaan ee Ezequiel Lavezzi ayaa isna la filayaa in uu ku biiro kooxda qaraniga ahee Paris St-Germain, sidaasi darteedna Nabili kuma farxi doonto in weeraryahanka ay ku tashaneyso la iibsado, iyadoo intaasi ay sii dheertahay in kooxda difaacanaysa horyaalka Serie A Juventus ay soo bandhigtay sid ay u daneynayso xidigaasi.

Dhanka kale xidiga xulka Colombia Falcao oo dhaliyay 108 gool sadax xili ciyaareed tan iyo markii uu ka soo tagay kooxda River Plate sanadkii 2009,waxaana heshiiska uu kula jiro Atletico Madrid uu saxiixay sanadkii la soo dhaafay isgaoo kooxda ka caawiyay in ay ku guuleysato Europa League.

26-jirkan oo sidoo kale lala xiriirinayo kooxaha Real Madrid iyo Chelsea ayaa loo manaayaa in uu la sii joogi doono macalin Diego Simeone maxaayeelay waxa uu umuujiyay in uu aad u daneynayo.

Sidoo kale Jose Luis Caminero oo ah agaasimaha ciyaaraha ee kooxda ayaa sheegay in Falcao uu baaqi ku sii ahaan doono Atletico Madrid islamar ahaantaana uu san meel ka aadi doonin.

Baacsiga ay hada City ugu jirto Cavani iyo Falcao ayaa timid markii kooxda Roberto Mancini ay ku guul dareysatay in ay soo xiro galiso weerayahanka kooxda Arsenal ee Robin van Persie.

Si kastaba kooxda kubada cagta Man City ayaa xiriir wanaagsan kala dhaxeeya Atletico Madrid madaama 38-milyan oo lacagta Ingiriiska ah ay uga soo iibsatay xagaagii la soo dhaafay Sergio Aguero.




Ka daalaco wararka gudaha iyo dibedaba <a class="postlink" href="http://www.Maalinle.com" onclick="window.open(this.href);return false;">www.Maalinle.com</a>

Hoyga wararka sugan

Maalinle2011@Gmail.com

Written by CabidXafiid CabdiSamed









Leave a Reply Cancel reply
Your email address will not be published. Required fields are marked *

Name *

Email *

Website

Comment

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>




Abwaan Hadraawi iyo heestii Hooyo


Sheikh Umal oo suaalo ka jawaabaya


Media Gallery
Xulka doodihii dhacay
 
Status
Not open for further replies.

Don't have an account? Register now and see fewer ads!

SIGN UP
Back
Top
  AdBlock Detected
Bluemoon relies on advertising to pay our hosting fees. Please support the site by disabling your ad blocking software to help keep the forum sustainable. Thanks.